Shiikh Shaakir oo la kulmay Wasiiradii Galmudug ee xiligoodu dhamaaday (Sawirro)

Shiikh Mohamed Shaakir Ali Hassan oo Ahlu suna ay u dooratay inuu noqdo Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kulan la qaatay Wasiirada Galmudug ee xiligoodu dhamaaday. Shiikh Shaakir iyo wasiirada ayaa wada hadley arimo ay ka mid Yahiin, sidii loo dardar galin lahaa howlahii Shaqo ee Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Sidii loo xoojin lahaa … Continue reading Shiikh Shaakir oo la kulmay Wasiiradii Galmudug ee xiligoodu dhamaaday (Sawirro)